Lafta Gareen oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalo Al Shabaab go’doomiyeen(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Garoonka Diyaaradaha magaalada Xudur waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Madaxweyne Lafta Gareen masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed, Odayaadha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Xudur. Safarka Madaxweynaha Koonfur … Continue reading Lafta Gareen oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalo Al Shabaab go’doomiyeen(Sawirro)